Duqa Caasimadda Saciid Daauud ayaa hambalyo Ciidul-Fidriga u diray dhiggiisa Jigjiga iyo Hargeysa, isagoo xusay midnimada iyo iskaashiga. Waxa uu u rajeeyay nabad, caafimaad iyo horumar, kuna adkeeyay xoojinta xiriirka saaxiibtinimo ee ka dhaxeeya. Eid Mubarak
Hambalyada Ciidul-Fidriga


